Madaxweynaha Puntland ayaa ka Hadlay Dastuurka

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in Puntland ay diyaarinayso xubno tayo fiican leh oo qeyb ka noqda golaha baarlamaanka ee Somalia.

Warbixin dhinacyo badan taabanaysa hoosta ka dhageyso.