Kismaayo —
Maalmihii lasoo dhaafay Ciidamada Jubbaland iyo Dowladda Federaalka ayaa howlgalo ka waday deegaano ka tirsan degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose.
Ciidamada ayaa waxaa shalay deegaanadaasi ku booqday wafdi uu hogaaminayay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland isagoo halkaasi u tagay sidii uu ciidamada u dhiirigalin lahaa.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxda Jubaland oo booqday ciidamo dagaal kula jira Al-Shabaab