Madasha Haweenka: 200 oo haween oo ganacsiyo loogu maal-geliyey Kismaayo

Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay illaa 200 oo haween ah oo maal-gelin ganacsi loogu sameeyey magaalada Kismaayo kadib markii ay qaateen tababaro.

Waxaa soo jeedinaya Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Haweenka: 200 oo haween oo ganacsiyo loogu maal-geliyey Kismaayo