Soomaaliya Macawisley weerar ku qaaday saldhiga Al-Shabaab ee duleedka Bardaale April 18, 2024 Macawisley Arag Fikradaha Bardaale — Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka waaberigii ay kooxo Macawisley, ah oo ka tirsan dadka deegaanka, ay weerar ku qaadeen saldhig ay leeyihiin maleeshiyada Al-Shabaab oo ku yaalla duleedka degmada Bardaale. Waxaa halkaas ka dhacay dagaal sababay khasaare xooggan, ayada oo ciidanka Macawisleyda ay sheegteen dilka 10 Shabaab ah iyo inay qabsadeen saldhiggii Al-Shabaab. Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Baydhaba. Your browser doesn’t support HTML5 Macawisley weerar ku qaaday saldhiga Al-Shabaab ee duleedka Bardaale