Maanta iyo Dhadhaab 25-26 Aug, 2011

  • VOA Somali
Maanta iyo Dhadhaab 25-26 Aug, 2011

Maanta iyo Dhadhaab 25-26 Aug, 2011

"Maanta iyo Dhadhaab" Waa barnaamijyo VOA ay uga hadlayso xaaladda xeryaha Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan kun oo qaxooti Soomaali ah oo ka cararay colaadda iyo abaaraha dalka Somalia.

Barnaamijyadan waxay VOA ka baxaan idaacadda habeennimo ee maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha.

Qeybaha hoose ka dhageyso barnaamijyada.

Jimce, 26, August 2011

Khamiis, 25, August 2011