Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in la leexsado gargaarka bani'aadannimo

Koonfur Galbeed

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka digay leexsashada gargaarka loogu talo-galay dadk baahan ee ay ku jiraan barakacayaasha.

Mas’uuiyiinta ayaa qabtay kulan looga hadlayey ka hortagga musuqa gargaarka bani’aadannimada. Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in la leexsado gargaarka bani'aadannimo