Maamulka HirShabeelle oo war kasoo saaray dagaalkii Beledweyne

Daadad Fatahaad Beledweyne

Maamul Gobaleedka Hirshabelle ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray iska horimaadkii shalay ka dhacay magaalada Baledweyne kaas oo u dhaxeyay ciidamada Maamulka Hirshabeelle iyo ciidamo ka amar qaata maamul la magac baxay Hiiraan State.

Warkan eaxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka HirShabeelle oo war kasoo saaray dagaalkii Beledweyne