Maamulka gobolka Bari oo mamnuucay shirarka siyaasadeed

Boosaaso

Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa maant soo saaray amarro culus oo ka dhan ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Qoraalka amaradan, oo ka soo guddiga nabad-galyada gobolka Bari, ayaa lagu mamnuucay qabashada shirarka siyaasadeed ee ka dhaca hoteellada magaalada.

Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka gobolka Bari oo mamnuucay shirarka siyaasadeed