Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amarro la xiriira bisha Ramadaan

Xarunta Gobolka Banaadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ku socota ganacsatada ku nool caasimadda Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.

Waxa uu sidoo kale maamulku uu digniin u jeediyay dadka ka ganacsada darooga, kuwaas oo uu sheegay in laga qaadi doono tallaabo adag oo xagga sharciga ah.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amarro la xiriira bisha Ramadaan