Muqdisho —
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in xilligan uu soo hagaagayo ammaanka qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaasi oo ay ka jirtay xaalado amni xumo.
Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ciidan dhawaan kusoo biiray ammaanka caasimadda ay wax ka bedeleen xaaladda amni ee caasimadda.
Warbixintan waxaa Muqdisho diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in amniga uu soo hagaagayo