Muqdisho —
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay soo saaray amarro cusub oo ku wajahan wadayaasha gaadiidka dadweynaha oo ay mootooyinka ku jiraan, kaasi oo ah inaanay qaadi karin askari hubeysan.
Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Maamulka gobolka Banaadir oo amar kusoo rogay darawallada gaadiidka