Maamulka Galmudug ma wuxuu qorsheynayaa muddo kororsi?

Cabdi Maxamed Jaamac

Maamulka Galmudug ee Soomaaliya ayaa baarlamanka horgeeyey sharciga xisbiyada iyo guddida doorashada, talaabadaasi oo maamulku uu ku sheegay inay ahayd arrin muhiim u ah Galmudug oo dhan.

Wasiirka arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac oo u warramay wariyaha VOA ee Gaalkacayo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa sidoo kale ka hadlay wararka sheegaya in maamulku uu arrintan uga gol leeyahay in muddo kordhin loogu sameeyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Galmudug ma wuxuu qorsheynayaa muddo kororsi?