Jubaland oo mamnuucay in hub lagu dhex qaato Kismaayo

Kismaayo

Masuuliyiinta Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay warar maalmihii u dambeeyay la isla dhexmarayay, kuwaasi oo oo sheegayay in kooxda Shabaab ay weeraro ka geesanayaan magaalada, waxaana ay sidoo kale amarro kasoo saareen hubka lagu dhexsito Magaalada oo ay sheegeen in ay qaadayaan howlgalo ka dhan hubkaasi.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato Kismaayo.mp3