Maalinta dhirta oo maanta laga xusay Somaliland

Maalinta Dhirta Somaliland

Somaliland ayaa maanta laga xusay maalinta dhir beerista oo ku beegan 15-ka Apriil, iyadoo tiro dhir ah lagu beeray goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin dugsiyada, garoomada iyo dhismayaasha cusub.

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa qorsheeyey in maanta la beero boqollaal kun oo geed. Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Maalinta dhirta oo maanta laga xusay Somaliland