La Dagaalanka Kooxaha al-Qaacida

La Dagaalanka Kooxaha al-Qaacida

Qaar ka mid ah Waregeysyada reer Galbeedka ayaa sheegay in Maraykanku uu hub iyo dayuurado siinayo dalalka Uganda iyo Burundi

Qaar ka mid ah Waregeysyada reer Galbeedka ayaa sheegay in Maraykanku uu hub iyo dayuurado siinayo dalalka Uganda iyo Burundi.

Dhinaca kalena, dalalka Mauritania iyo Mali ayaa dagaal ba'an kula jira kooxda dagaalyahaniinita Saaxi ee Islaamiyiinka Maghrib lagu magacaabo.

Wareysi iyo warbixin arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.