Lacag $9 milyan ah oo la gaarsiiyey guddiga Suuqa Waaheen

Suuqa Waaheen ee gubtay

Suuqa Waaheen ee gubtay

Guddida madaxa bannaan ee gargaarka suuqa Waaheen ee dhawaan ku gubtay magaalada Hargeysa ayaa VOA u sheegay inay soo gaadhay lacag kor u dhaafaysa 9 milyan oo dollar oo loogu tallagalay dadkii hantidooda ku waayay suuqa Waaheen.

Khadar Cakule, ayaa lacagta meesha ay ka timid iyo sida loo bixinayo ka wareystay Farxaan Liibaan oo ah guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee taakuleynta suuqa Waaheen.

Your browser doesn’t support HTML5

Lacag $9 milyan ah oo la gaarsiiyey guddiga Suuqa Waaheen