Laascaanood oo laga xusay munaasabdda 26-ka June

Xuska 26-ka June, Laascaanood

Magaalooyin ka mid ah Soomaaliya iyo Somaliland-ba waxaa xalay laga xusay 63-guurada kasoo wareegtay maalinta xorriyadda ee 26-ka June.

Magaalooyinka xuskaasi lagu qabtay waxaa ka mid ah magaalada Laascaanood oo bilihii u dambeeyey ay ka jirtay colaad u dhaxeysa Somaliland iyo dadka deegaanka.

Warbixintan waxaa soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Laascaanood oo laga xusay munaasabdda 26-ka June