Taliska SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey dil ka dhacay magaalada Laascaanood, iyaga oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaasha dilka u geystay, mid ka mida dhalinyarada ka shaqeeya goobaha shidaalka lagu iibiyo.
Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Cabdikariin Olol.