La Dagaalanka Burcad-badeedda oo Fashilmay

La Dagaalanka Burcad-badeedda oo Fashilmay

La Dagaalanka Burcad-badeedda oo Fashilmay

Hillary Clinton ayaa sheegtay in hanaanka burcad-badeedda Soomaalida loola dagaalamayo uuna miro-dhal ahayn, loona baahan yahay isbeddel

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Hillary Clinton ayaa sheegtay in hanaanka burcad-badeedda Soomaalida loola dagaalamayo uuna miro-dhal ahayn, loona baahan yahay in hanaankaas isbeddel lagu sameeyo.

Wareysi arrintaas ku saabsan, qeybta hoose ka dhageyso.