Muqdisho —
Allah ha u naxariistee waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan hore Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo inka badan 18 sano ahaa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Geeerida xildhibaanka waxaa warbxintan kasoo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
kumuu ahaa xildhibaan afaraale oo muqidho ku geeriyooday.mp3