Wasaarada beeraha dowlad goboleedka Koofur Galbeed iyo qaar kamid ah hay'adaha ka shaqeeya arimaha beeraha ayaa magaalada Baydhabo ku qabtay kulan beeraleyda lagu barayo habka wax soo saarka iyo dalagyada ugu haboon ay beeran karaan xili sanadeedyada.
Wariyaheena Muqtar Mohamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo direy.
Your browser doesn’t support HTML5
Beeraleyda Koofur Galbeed.mp3