Ku simaha madaxweynaha oo sheegay in deegaannada qaar ay dadku u dhimanayaan macluul

Somalia Famine Deaths

Somalia Famine Deaths

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ah ku simaha madaxweynaha ayaa sheegay in deegaaannda qaar laga soo weriyay in dadku ay u dhimanayaan macluul.

Gudoomiyaha ayaa ugu yeeray kooxaha samafalka in gurmadka ay badiyaan kahor inta aysan roobabka ka bilaaban deegaaannda qaar.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Sheekh Aadan Madoobe.mp3