Kormeerka ururada siyaasadda ee gobollada Somaliland oo lasoo geba-gebeeyey

Ururada Somaliland

Guddida Diiwaangalinta ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa magaaladda Laascaanood maanta kusoo xidhay kormeerka ururada siyaasadda ee gobollada Somaliland.

Gudoomiyaha Gudida Diiwaangelinta ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland Siciid Maxamed Cilmi ayaa ka hadlay soo gababaynta kormeerkaas.

Warbxintan waxaa Laascaanood inooga soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Kormeerka ururada siyaasadda ee gobollada Somaliland oo lasoo geba-gebeeyey