Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta soo gabagabeeyey doorashada 69-ka kursi ee golaha shacabka ee kasoo socotay maamulkaasi.
Toddobadii kursi ee ugu dambaysay ayey doorashadoodu maanta ka dhacday magaalada Baydhaba, sida uu warbixintan kusoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Koonfur Galbeed oo soo geba-gebeysay doorashada Golaha Shacabka