Koonfur Galbeed oo billaabeysa wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa wada qorshe ay sheegeen in lagu billaabayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab oo dhawaan ka billaabanaya deegaanada Koonfur Galbeed.

Warkan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Koonfur Galbeed oo billaabeysa wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab