Koofur Galbeed oo xal u raadineysa muranka ka dhasha lahaanshaha hantida maguurtada ah

Baydhaba

Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxa ka jira is qab-qabsi ku saabsan dhulalka iyo hantida ma guurtada ah, waxaana dowlada hoose ee degmada Baydhabo ay bilaabay inay xal u raadiso muranka dhulalka.

Wariyaha VOA-da ee Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixnta ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Koofur Galbeed.mp3