Baydhaba —
Maamulka Koonfur Galebeed Somaliya ayaa sheegay in shirar siyaasadeed aan lagu qaban karin deegaanada Koonfur Galbeed, iyagoo sheegay inay jiraan siyaasiyiin 'doonaya inay qalqal siyaasadeed geliyaan gobolka.'
Wariyaha VOAda Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhabo.
Your browser doesn’t support HTML5
Koofur Galbeed oo mamnuucday shirarka siyaasadda.mp3