Soomaaliya Kolonyo uu la socday Deni oo qarax lala beegsaday Febraayo 21, 2022 Kolonyada Saciid Deni Boosaaso — Qarax miino ayaa maanta duhurnimadii lala eegtay mid ka mid ah gaadiidka ilaalada ee la socotay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, meel u dhow kontoroolkii hore ee magaalada Boosaaso. Qaraxa ayaa la sheegay inuu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warbixintaan waxaa magaalada Booasaso nooga soo dirtay weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamaac. Your browser doesn’t support HTML5 Kolonyo uu la socday Deni oo qarax lala beegsaday