Diyaarado cid leh aan la aqoon ayaa weeraray meel u dhow gegida dayuuradaha ee Kismaayo, meeshaas oo xoogaga Alshabab ay joogeen
Diyaarado cid leh aan la aqoon ayaa weeraray xero ciidan oo u dhow gegida dayuuradaha ee magaalada Kismaayo, xeradaas oo xoogaga Alshabab ay ku sugnaayeen.