Kismaayo: Barakacayaasha abaaraha oo gargaar la gaarsiiyay

Kismaayo

In ka badan afar kun oo qoys oo ka mid ah dadka ay soo barakicisay abaarta ka jirta Soomaaliya, ayaa magaalada Kismayo loogu qeybiyay deeq raashin ah oo ay ku deeqday Dowladda Imaaraadka Carabta.

Warbixintaan waxaa noo soo diray, Aden Maxamed Salat.

Your browser doesn’t support HTML5

Barakacayaasha Kismaayo.mp3