Soomaaliya Khilaafka ciidan ee waddada Afgooye ay u xirneyd oo la xaliyey Oktoobar 09, 2023 Arag Fikradaha Afgooye — Maamulka Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysateen inay gaadiidka xamuulka u furaan waddada Afgooye oo muddo ku dhawaad toddobaad ah u xayirnayd khilaaf soo kala dhex-galay laba ciidan. Warkan waxaa Baydhaba kasoo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Khilaafka ciidan ee waddada Afgooye ay u xirneyd oo la xaliyey