Markii lagu kala tagay fadhigii baarlamaanka ee maanta, ayaa xildhibaanada qaarkood ra'yigooda ka bixiyeen waxa khaldamay
Kulankii baarlamaanka ee DFKMG ee Somalia ayaa buuq iyo sawaxan ku dhamaaday, ka dib markii ay mudanahayaasha baarlamaanku ku guul dareysteen inay isku raacaan habkii loo mari lahaa ansixinta xukuumadda cusub ee Ra'iisal wasaare, Farmaajo.
Warbixinta oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.