Soomaaliya Khasaare ka dhashay dab ka kacay suuqa Jawiil Febraayo 22, 2024 Arag Fikradaha Jawiil — Khasaare ka dhashay dab ka kacay suuqa degmada Jawiil ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku hanti waayay dad danyar u badan oo suuqa Jawiil ganaacsiyo yar yar ku haystay. Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan soo diray. Your browser doesn’t support HTML5 Dab ka kacay suuqa Jawiil ee gobolka Hiiraan