Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca Al-shabaab waa 100" Falagle, wasiirka warfaafinta Galmudug

Al-Shabab Al-Shabaab

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ku dhawaad gaaraya 100 ay u geysteen maleeshiyada Al-shabaab, kadib dagaal saaka aroortii hore ka dhacay deegaanka Baxdo ee gobolka Galguduud.

Falagle ayaa u waramay Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka Warfaafinta Galmudug