VOA ayaa wareysi gaar ah la yeelatay sayga haweenay fool ahayd oo uu madfac ku dilay xaruntii fanaanta Muqdisho ee Ex-fiyoore
VOA ayaa wareysi gaar ah la yeelatay sayga haweenay fool ahayd oo uu madfax ku dilay xaruntii fanaanta Muqdisho ee Ex-fiyoore
Dagaaladaas shalay iyo xalay waxa ku dhintay 16 ruux, halka tobaneeyo kalena ay ku dhaawacmeen.