Kenya oo Sheegtay in Qaraxii uu ahaa Fal Argagixiso

Ra'iisal Wasaaraha Kenay Raila Odiga oo goobtii qaraxu ka dhacay booqday ayaa sheegay in qaraxu uu ahaa fal argagixiso ka dambeyso.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.