Kenya oo ka Digtay weerarro Argagixiso

  • Sahra Abdi

Kenya oo ka Digtay weerarro Argagixiso

Booliska dalka Kenya ayaa ka digay weerarro argagixiso ah oo kooxda Shabaab ay ka geystan Kenya inta lagu jiro ciiddaha Easter-ka.

Booliska Kenya ayaa ka digay weerarro argagixiso ah oo Kenya ay ka geystaan kooxda Al-shabaab ee dalka Somalia, inta lagu guda jiro munaasabaddaha dabaaldega Easter-ka.