Kanaal-biyood laga Qodayo Shabeelada Dhexe

Inta u dhaxaysa deegaanada Eji iyo Ceel-baraf ayaa waxa laga qodayaa kanaal-biyood ay wadaan dadka deegaanku

Inta u dhaxaysa deegaanada Eji iyo Ceel-baraf ayaa waxa laga qodayaa kanaal-biyood ay ka wadaan dadka deegaanka.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.