Qeybtan ku saabsan kacdoonka dalalka Carabta waxay ku saabsan tahay kacdoonka dalka Yemen.
Ku soo dhowaada qeybtii Shanaad ee barnaamijyo Taxane ah oo ay VOA-du idiinkaga soo diyaarisay kacdoonka ka jira Dunida Carabta.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay saameynta amni ee uu keeni karo kacdoonka dalka Yemen.