Kacdoonka Carabta: Qeybtii Labaad

Kacdoonka Carabta: Qeybtii Labaad

Qeybtan labaad ee ku saabsan Kacdoonka Carabta ka jira waxay ku saabsan tahay kaalinta ay shaqo la'aanta iyo nolosha fakhriga ah ay ku yeesheen kacdoonka.

Haatanna ku soo dhowaada qeybtii labaad ee barnaamijyadii taxanaha ahaa ee aynu idiin kaga diyaarinay Kacdoonka ka jira dalalka Carabta.

Qeybtan labaad a waxay ku saabsan tahay doorka Nolosha Fakhriga iyo shaqo la'aantu ay ku yeesheen Kacdoonka ka jira dalalka Carabta.