Boosaaso —
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa wareysi uu siiyey VOA waxa uu sheegay 'in Boosaso gole deegaan uusan ka dhismin, guddoona laga dooran, labada doorasho ee ka dhacay maanta aysan midna waafaqsanayn' habraacii loo dajeyey doorashada.
Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin ayaa ugu horrayn waydiisay halka ay marayaan doorashooyinka golayaasha deeganka Puntland.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiga Juxa