Jubaland oo soo bandhigtay ciidan ka qeyb-galaya dagaalka Al-Shabaab

Ciidamada Jubaland

Ciidamada Jubaland

Maamul gooleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay ciidamadii ka qeyb qaadan lahaa dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab kuwaasi oo loo diyaariyay inay ka hawgalaan maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland iyo mas’uuliyiinta gaashaandhigga ee dawladda federaalka ayaa ka qeebgalay munaasabaddii ciidankaasi lagu soo bandhiyay.

Faafaahinta warkaasi waxa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo soo bandhigtay ciidan ka qeyb-galaya dagaalka Al-Shabaab