Iyadoo ay gobollada dalka Soomaaliya qaarkood ka socdaan hawlgallada ay si wadajirka ah u fulinayaan ciidamada dowladda iyo kuw adegaanka ee ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maamul goboleedka Jubaland waxay sheegeen inay u diyaargaroobeen ka qaybgalka hawlgalladaas.
Weriyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa diyaargarowga Jubaland ka waraystay sarreeye guuto Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuul oo ah Wasiirka Amniga Jubaland.
Your browser doesn’t support HTML5
Jubaland 'oo ku biireysa' howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab