Jubaland oo go'aan kasoo saartay amni xumada ka jirta deegaannadeeda

Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne xigeenka Jubaland

Maalmihii lasoo dhaafay qaraxyo khasaare u geestay dad shacab ah oo xoolo dhaqato iyo dad safrayay ayaa ka dhacay galbeedka Kismaayo, waxaana cambaareyay masuuliyiinta Jubaland, kuwaas oo dhinaca kale soo saaray amarro wax looga qabanayo amni xumada.

Aadan Kismaayo ayaa warbixinta Kismaayo kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan amniga Jubaland.mp3