Soomaaliya Jubaland oo dhul ay deegaan ka dhigtaan siisay dad barakacayaal ah January 23, 2024 Arag Fikradaha Kismaayo — Maamulka Jubbaland oo kaashanaya Hay’adaha samafalka, ayaa dad barakacayaal ah ku ku wareejiyey dhul iyo guryo ay deegaansadaan, si ay uga baxaan barakaca. Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad. Your browser doesn’t support HTML5 Jubaland oo dhul ay deegaan ka dhigtaan siisay barakacayaal