Jubaland oo deeq gaarsiisay qoysas ay abaaruhu saameeyeen

Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta gargaar gaarsiiyey qoysas ay saameeyeen abaaraha waddanka ka jira. Dadkan ayaa ku sugan degaanka Cabdalle Biroole oo galbeedka ka xiga magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo deeq gaarsiisay qoysas ay abaaruhu saameeyeen