Kismaayo —
Maamul goboleedka Jubaland ayaa billaabay qorshe dib loogu dhisayo buundooyinka dagaallada ku burburaya ee gobolka Jubada Hoose.
Mashruucan ayaa waxaa gacan ka gaysanaya hay’adda Mareykanka u qaabilsan gargaarka caalamiga ah ee USAID, wxaaana si aad ah usoo dhoweeyey bulshada gobolka.
Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Jubaland iyo USAID oo dib u dhisaya buundooyinka Jubada Hoose