Kismaayo —
Kulan looga hadlayay sidii wax loogu qabanlahaa dadka degan deegaanadii dhawaan Al-Shabaab laga saaray ee Jubada Hoose ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay dhammaan Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ah ee ka howlgala Jubaland.
Markii shirka uusoo gebageboobay ayaa wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad waxaa uu ka wareestay waxyaabihii shirka kasoo baxay aagaasimaha guud ee Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland Aadan Faarax Gaarane.
Your browser doesn’t support HTML5
Jubaland: Isku day wax loogu qabanayo shacabka degaanadii laga saaraay Al-Shabaab