Maamulka Jubbaland ayaa ka warbixinaya xaaladaha abaaraha ee ku dhuftay deegaanada maamulka ayaa sheegay in inka badan laba boqol oo carruur ah ay nafaqa daro u dhinteen sadexdii bilood ee lasoo dhaafay kuwa kalana ay haatan la ildaranyihiin.
Maamulka ayaa sidoo kale ka hadlay gurmadka dhaqaale ee kasoo gaaray dhinaca dowladda Soomaaliya.