Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland.
Falastine Axmed Iman ayaa wasiirka wareysigan la yeelatay.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysiga wasiirka Maaliyadda Jabuuti
Sidoo kale, waxaan la xiriirnay wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland, Dr. Isse Keyd Maxamuud oo ku sugan Maraykanka si uu uga jawaabo hadalka wasiirka maaliyadda Djibouti.